Senatorkii dhawaan is casilay oo isku diiwaan galiyay Doorashada Golaha Shacabka (Sawirro)

Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa bilaabay diiwaangelinta mushariinta u tartamaya kuraasta Gollaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Galmudug. Doorashada Xildhibaanada golaha shacabka ayaa la filayaa in dhawaan ka bilaabato magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug, waxaana lasoo saaray oo hada is diiwaan gelinaya musharaxiinta shan kursi oo katirsan Aqalka Hoose. Xubnaha maanta isku diiwaan … Continue reading Senatorkii dhawaan is casilay oo isku diiwaan galiyay Doorashada Golaha Shacabka (Sawirro)